Ruumi Channel
Ruumi Channel
  • 1 226
  • 9 500 392

Відео

NAAGHA SIDAN U FAKARA WAX MA NOQDAN WALIYGOD #DHAQALAHA💸 KU CIYARTA JOOJIY#
Переглядів 4,4 тис.2 години тому
Guryaha kirada
NINKAN LAGU DILAY KENAYA AFKIISA DILAY WHY LO DILAY
Переглядів 6 тис.7 годин тому
Hudoamun oo ka qaracan tay dilka lo geystay wiilka mj
FURSAD AD LACAG BADAN KU HELIYSID 💸#DHAQALAHA# 👈
Переглядів 6 тис.9 годин тому
Jaaniskan oo kale dad badan buu ku ficana
#CAALIYA SHARIIF# MAXA KU KALIYFAY INEY SIDAN U HADSHA. 3 AYAAN KUSO KOBAY🇸🇴 WARKEYGA😱
Переглядів 19 тис.12 годин тому
Xaasidnimada somalida halkey gaartay ma dhaw
QISADA #HABIIBA MIT11 KIDS# WEERARKA POLICE JARMALKA YAASE KA DANBEYAY
Переглядів 17 тис.16 годин тому
QISADA #HABIIBA MIT11 KIDS# WEERARKA POLICE JARMALKA YAASE KA DANBEYAY
VIDEO MANTA KAWADA OOHIYEY SOMALI🇸🇴 MOHAMED DHAN AX AX😭
Переглядів 24 тис.19 годин тому
Xanuunka ay manta daremayso adiga.ma dareemi kartid hadi ad isku dayso xata
700 DOLAR " 300 BOQOL KEED, 4 SANO 12 KUN AYAN DHIGTAY SIDEE #ARIMAHADHAQALAH# BY RUUMI💸😳
Переглядів 10 тис.21 годину тому
Wax qabso intada cafumad qabto
20 SANO KADIB HA KA SHALEYN HADA IS BADAL #ARIMAHADHAQALAHA# BY RUUMI
Переглядів 11 тис.День тому
20 SANO KADIB HA KA SHALEYN HADA IS BADAL #ARIMAHADHAQALAHA# BY RUUMI
MASLAXO MAXA KU BADALAY SO ADIGI CAFIYAY XAMDI
Переглядів 14 тис.День тому
MASLAXO MAXA KU BADALAY SO ADIGI CAFIYAY XAMDI
MOHAMED BUSKUT QOORTU BALAYO LA GALAY MAHIR GALADA SIINA AYEEY MUNIRO TIRI
Переглядів 18 тис.День тому
MOHAMED BUSKUT QOORTU BALAYO LA GALAY MAHIR GALADA SIINA AYEEY MUNIRO TIRI
ULA JEEDKA# SAMIIXAQALIIL# DUKANKEDA LOSO WEERRAY MAXUU AHA BAROORTA ORGIGA KA WEYN😭
Переглядів 6 тис.14 днів тому
ULA JEEDKA# SAMIIXAQALIIL# DUKANKEDA LOSO WEERRAY MAXUU AHA BAROORTA ORGIGA KA WEYN😭
FARIINTAN #SAMIIRA SIMANCHANEL# IGA GARSIYA MY TEAM
Переглядів 6 тис.14 днів тому
FARIINTAN #SAMIIRA SIMANCHANEL# IGA GARSIYA MY TEAM
MANTO KALE WAXA SO XASUUSTA #💸DHAQALAHA# MUHIMKA UU LEYAHAY HOYO WAX MEEL DHIGO
Переглядів 3,7 тис.14 днів тому
MANTO KALE WAXA SO XASUUSTA #💸DHAQALAHA# MUHIMKA UU LEYAHAY HOYO WAX MEEL DHIGO
SIDE LO SAMEYA #GREENMASK# UGU DANBEYA SIRTA LAYSKU DAGALY BARO
Переглядів 18 тис.14 днів тому
SIDE LO SAMEYA #GREENMASK# UGU DANBEYA SIRTA LAYSKU DAGALY BARO
XAMDI DECOR &MASLAXO 🙈XALAY MAXA TIKTOK KA DHACAY OO INIGA DANBEYAY
Переглядів 11 тис.14 днів тому
XAMDI DECOR &MASLAXO 🙈XALAY MAXA TIKTOK KA DHACAY OO INIGA DANBEYAY
MASLAXO. XANUUN KA KU DHACAY MA RUN BAA?🇸🇴
Переглядів 4,5 тис.14 днів тому
MASLAXO. XANUUN KA KU DHACAY MA RUN BAA?🇸🇴
24 SAAC EE LASO DHAAFAY VIDEO AYA QABSADAY SHASHADAHA CALAMKA
Переглядів 3 тис.14 днів тому
24 SAAC EE LASO DHAAFAY VIDEO AYA QABSADAY SHASHADAHA CALAMKA
MASLAXO OO LAGA SO DAYRINYO XALADEDA CAAFIMAD 🇸🇴👈
Переглядів 12 тис.14 днів тому
MASLAXO OO LAGA SO DAYRINYO XALADEDA CAAFIMAD 🇸🇴👈
DUMAROW KALAY MEEDKENA ILAA JIIDAA😱
Переглядів 16 тис.21 день тому
DUMAROW KALAY MEEDKENA ILAA JIIDAA😱
OOMAR BARBAR WAAN SIXIRNA AYUU YIRI WAX BADAN AYUU CADEYAY
Переглядів 2,4 тис.21 день тому
OOMAR BARBAR WAAN SIXIRNA AYUU YIRI WAX BADAN AYUU CADEYAY
ARINTII SHALAY UMUSHA NINKEDI POLICE U KENAY OO IS BADASHAY HAL MAR
Переглядів 4,4 тис.21 день тому
ARINTII SHALAY UMUSHA NINKEDI POLICE U KENAY OO IS BADASHAY HAL MAR
SABABT NINKEDA POLICE UGU KENAY NAGTISA OO UMUL AH #QOYSKA QURBAHA#
Переглядів 17 тис.21 день тому
SABABT NINKEDA POLICE UGU KENAY NAGTISA OO UMUL AH #QOYSKA QURBAHA#
DHAQALIHII💸 MAXA KU DHACAY? MIYAN JOOJIYAY
Переглядів 6 тис.21 день тому
DHAQALIHII💸 MAXA KU DHACAY? MIYAN JOOJIYAY
HADII UU NINKAGA ARINTAN KUGU SAMEYEN LAHA MAXAD 😱SAMEYN LAHYED#
Переглядів 9 тис.21 день тому
HADII UU NINKAGA ARINTAN KUGU SAMEYEN LAHA MAXAD 😱SAMEYN LAHYED#
DHAQALAHA💸 DARUFTI AN SO MARAY🙈#INTA WAX HELIYSID WAX MEEL DHIGO#
Переглядів 7 тис.28 днів тому
DHAQALAHA💸 DARUFTI AN SO MARAY🙈#INTA WAX HELIYSID WAX MEEL DHIGO#
WAD ISO DUCEYN DONTA HADA DONO SHAMPOO GAN
Переглядів 6 тис.28 днів тому
WAD ISO DUCEYN DONTA HADA DONO SHAMPOO GAN
CAQLIGAN HADAD ISTICMASHO WAD KA GULEYSANE CIDWALA# GUURKU MA SAHALANA# 2
Переглядів 7 тис.Місяць тому
CAQLIGAN HADAD ISTICMASHO WAD KA GULEYSANE CIDWALA# GUURKU MA SAHALANA# 2
OOMAAR OO DHIB BADAN LO GEYSATY BAA HADA SO HADLAY YAA LA AMINA😭
Переглядів 6 тис.Місяць тому
OOMAAR OO DHIB BADAN LO GEYSATY BAA HADA SO HADLAY YAA LA AMINA😭
MUNIRO OO IYADU GOAL⚽️ ISKA DHALISAY shalay ban ini shegay ilmo ma rabto #Mohamed buskut# bey u soct
Переглядів 14 тис.Місяць тому
MUNIRO OO IYADU GOAL⚽️ ISKA DHALISAY shalay ban ini shegay ilmo ma rabto #Mohamed buskut# bey u soct

КОМЕНТАРІ

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Годину тому

    Allah h nag qabto cadawag amniin yarabi

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp Годину тому

    Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 години тому

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 години тому

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 години тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 3 години тому

    Walaal somalida marki ilmaha laga qado maxa lo wayay somali kle oo qadata ilmaha somalida

  • @user-xe5td9sj3e
    @user-xe5td9sj3e 4 години тому

    Allaah ha ku caafiyo wll quruxeey

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 4 години тому

    😢😢😢 subxallah

  • @simraanxarrago930
    @simraanxarrago930 4 години тому

    Ruumiyey Allaha ku darajeeyo Adun iyo akhiro wax badan baan kaafaaiday gabdhaha xitaa waa kugu sooxiraa wallehey iyo kuwa dariska laqabo abyo mahadsanid runtii sidii ilmaad dhashay baad noo waanisaaye😘

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 години тому

    SCANDINAVIAN KA CARUURO BADAN BAY INAGA QAATEEN 030:KII DANBE EE UGU DANBEEYEEY CADAABTA HAKU DHACEENE 😂😂😂😂

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 години тому

    WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 4 години тому

    Allaah ha na badbaaadiyo

  • @user-dr7gj3ls3w
    @user-dr7gj3ls3w 4 години тому

    May ka guurto intaan laga qaadan

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 4 години тому

      Qofka marke baritan ku socoto ma bixi karo wala ilalina

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 4 години тому

    SubxanAllah ilahay hau so celiyo si deg deh ah InshAllah horta Abayasha mxy u aamusan mrka ciyaal laga qaato oo hoyoyinka un u hadlaan yaab wlhi

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 2 години тому

      اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k 5 годин тому

    Masha allah wllo❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w 5 годин тому

    Wlh wa runteeda ruumi sheekadaas magaalada an daganahay ayeba ugubadantahay iyo in bil walbo sariirta labadalo fadiga labadalo sagaashanka 😂😂😂😂wax ay meel digtaan iskadaaye biilkii iyo caanihi caruurta aya ka go a

  • @Xafsacabdisalan
    @Xafsacabdisalan 7 годин тому

    Asc wall ruumi waxba wan badali kari la ahay waxan ka kobanahy 13 toban qof 500 boqol ban qata rashi ki waxbarashadi iyo bilki bisha waxba ka goyn wayay

  • @hafsanoribrahim8644
    @hafsanoribrahim8644 7 годин тому

    Si aan kugu mhd celiyo ma aqaan 2000 aruursy sa ku barty boosna waa Gaty mhdsanid qaali

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 7 годин тому

    2018 ayan gatay waxan joga swidhan wali way cusub tahay ti hore waxan gatay 2012

  • @HodanHusseinMohammed
    @HodanHusseinMohammed 7 годин тому

    Scm huuno anigu jarmalkaan joogaa alaab la gato muhiimada ma siiyo waxan jecelay inaan cunto fiican cuno si fiicana u labisano aniga iyo caruurtayda

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 8 годин тому

    Waxana joga mogadishu

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 8 годин тому

    Wan aruuriyay 🎉🎉🎉🎉shukran

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 8 годин тому

    Asc abyo waxan hestaa 600$ maxan kumalgashadaa ilatali plse

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 9 годин тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi

  • @user-wr5vb5lk2y
    @user-wr5vb5lk2y 9 годин тому

    Talaficanwanasisay abaya thank you

  • @XamdiCabdisamad
    @XamdiCabdisamad 11 годин тому

    Scw❤❤❤❤🎉🎉

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 15 годин тому

    Waa sax guurawga mfcna blse oday gurigena leh mid maaha waayo kistiiisa hadu jeebka ku shupto dib danbe loo arki maayo xitaa tellka kaama qabanayo canshuurta guriga kaamiro xirida shaqadiisa maaha shaly waana xiri raby sanadkan ina guurno qorsho nogoma jirin blse saan silic waaye waxii milkiilha guriga laga rabay jilicow halago yègo 😂

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 15 годин тому

    Allahanoka caafiyo quruxdeeni❤

  • @Anzal222
    @Anzal222 15 годин тому

    Ruumiyey qaali group maa noo sameysid dhaqalaha iyo hoyoada aan isku baraarujino

  • @Anzal222
    @Anzal222 15 годин тому

    Walahi rumiyey aniga somalia jogaa sanad kalyaha afar jeer guuray dhaqaalo badan iga baxay kireyste hadaa tahay guurid ma hurwysid lacagta kirada sanadki iga baxdana guri wey ii dhistaa hadana

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 15 годин тому

    Alahaa.kucaafiyo❤❤❤❤❤

  • @IdilClaahi-uv3ym
    @IdilClaahi-uv3ym 16 годин тому

    Allha idin cafiyo❤❤❤

  • @user-jb5zw4fx4y
    @user-jb5zw4fx4y 17 годин тому

    ❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 годин тому

    ALLAH CAAFIMAAD TAAM HAYDIN SIIYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 годин тому

    WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @khadijaowais9265
    @khadijaowais9265 19 годин тому

    Caaliyo maseerto waa macruuf marhoran aragnay lataliya liinta qabow sonkorta lagubadiyey hacabto wayqabobeys maskaxiyan umadana waykaharsysa

  • @keeffarah6779
    @keeffarah6779 22 години тому

    Mashallah. Masha. Allah. Walaal. 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @SihamSiham-ni7sq
    @SihamSiham-ni7sq День тому

    Somalidu guryaha maba ka guur guuraan, wadamada ukala guur guuraan

    • @Anzal222
      @Anzal222 15 годин тому

      Dadka kireystasha ah wey guuraan inta badana dadka waa kierysta yaal sida muqdisho oo aan aniga daganahay

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 День тому

    Hbo illhy haidin cfyo

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 День тому

    Subxanallah gbdha nasiib xuma nasib fcna hadana

  • @sihaamali2709
    @sihaamali2709 День тому

    Ruumi Channel kale maa le dahay nh mxaa ku qoran

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x День тому

    wllshy shugran ❤

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i День тому

    Rumiyay hadanba is leyahay guur laydhki ba cilad igaga timid oo bishi 60$ iska so qoraya mana isticmalo waxaso laydha wax machine ma is ticmalo an ka ahayn Tv iyo gulibada guriga haka daris kaygana kuso qorti 10$ ilaa 20$ de marka waxas man udulqataa

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 День тому

      Kasoo kle waacadi abyo mcn kaguur

    • @Anzal222
      @Anzal222 15 годин тому

      Cida guriga u sheeg cilada iga hagaaji ku dheh hadii laga hagaajin karo

  • @umudalxa6438
    @umudalxa6438 День тому

    Alle ha idin caafiyo adiga iyo caruurtaba dhiira galiso ayaadtahay horay usoco xabiibiti ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umua3483
    @umua3483 День тому

    wa runtaa abyo mar an Africa joogay addis ababa sidas ayan uguur guuri jiray wa dhibaato weyn arintas guurowga

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 День тому

    Manshaallah alah idin caafiyo adiga gabdhaha inshallah ruumi chanal keep going xabibti

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 День тому

    Alleh haku caafiyo mcn

  • @maryanxaajixuseen1046
    @maryanxaajixuseen1046 День тому

    Anga waan shaqeya biil wan qataa wlh lacg iguma filno dena meel kasto wey igu qoranthy

    • @deqogurey3372
      @deqogurey3372 День тому

      Alla walshay ban helay aniga yabana wax ila mida ellen waa jira

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 13 годин тому

      Abayo maxa qaldan wixi muhim ah bes sogado ado shaqesid bil qadaneso hadana den si qade wadhibato ween waxa laraba bilkana waxa kadhigi karto kadhig shaqada ad shaqenesona kala bar kadhigo

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r День тому

    Allaha nookaa caafiyo adi iyo caruurtaba

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r День тому

    Ala ruumiyeey aniga ookale waaye mahadsanid